Premium Transport & Tourism

Every journey, perfectly handled

From the moment you land to the last mile of your tour — Mataan handles everything so you don't have to.

What We Offer

Our services

Airport Pickup & Drop

Airport Pickup & Drop

Waxaan bixinnaa adeeg Airport Pick-Up oo ammaan ah, waqtigiisana sax yahay. Darawalladeennu waxay kugu soo dhoweynayaan garoonka diyaaradaha iyagoo ku geynaya halka aad u socoto si raaxo iyo kalsooni leh.

  • Soo dhaweyn garoonka diyaaradaha Darawallo xirfad leh Adeeg waqtigiisa sax ah Gaadiid nadiif ah oo raaxo leh Kormeerka jadwalka duulimaadyada Adeeg 24/7
Hotel Booking Assistance

Hotel Booking Assistance

Waxaan bixinnaa adeeg Hotel Booking System oo fududWaxaan kaa caawinaynaa inaad hesho hudheel ku habboon baahidaada iyo miisaaniyaddaada, annagoo hubinayna adeeg degdeg ah, qiimo wanaagsan, iyo xaqiijin degdeg ah.

  • Xulasho hoteello tayo leh Qiimo tartan leh Xaqiijin degdeg ah (Instant Confirmation) Booking fudud oo degdeg ah Taageero macaamiil 24/7
Tourism Packages

Tourism Packages

Explore Laas Geel, Berbera, Sheikh Mountains, and more. Custom itineraries designed for regional and international tourists.

  • Expert local guides
  • Flexible itineraries
  • All-inclusive options
Baladi Rental Suits

Baladi Rental Suits

Baladi Rental Suits waxay bixisaa adeeg kiro suudhadh tayo sare leh oo ku habboon aroosyada, qalin-jabinta, shirarka ganacsiga, iyo munaasabadaha gaarka ah.

  • Suudhadh tayo sare leh Naqshado casri ah iyo kuwa caadi ah Ku habboon aroosyada iyo xafladaha Cabbirro kala duwan Qiime jaban Adeeg degdeg ah

Don't see what you need?

We build custom solutions for every traveller.

Need help? Chat with us!